Gabareey Maanyo ma wax jira baa?

Gabareey Maanyo ma wax jira baa?

Su’aasha:

Badanaa waxaan maqalnaa Gabareey manyo badda ku nool ayaa jirta oo sidii qof bin aadan wajiga ugu eg inta dambana kalluun ka ah marka xita waxaan arkay muuqaalo sidaasi si la mida Gabaray maanyada ma lab iyo dheddig ayay leedahay tankalana mala cunaa oo xalaal matahay maadaama xasharaadka bada ku nool dhan diinteenu xalaaleyso hadaad arintaas macluumaad ka hayso aqbaar iga sii sxb

Gabareey Maanyo ma wax jira baa?
Gabareey Maanyo ma wax jira baa?

Jawaabta:

Gabareey maanyo afka carabiga waxaa loo yaqaanaa ابنة البحر ama ابنة الماء ama خَيْلان ama حورية البحر ama عروسة البحر afka ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Sirena ama Mermaid.

Waxaa la sheegaa inay qeybta hore dad ka tahay qeybta dambana ay ka tahay kalluun oo kale waxay leedahay lab iyo dheddig, laakin ilaa iyo hadda qof dhab u arkay ma jiro, kaliya waa sheekooyin la sheego, xataa kutubta qaar ayaa lagu qoray sheekada gabarey maanyada, sida muuqata waa khuraafaad ay dadka iska dhaadhiciyeen.

Haddii ay sugan tahay oo dad ay tahay yacnii sifooyinka aadanaha ay wadato diin ahaan lama cuni karo, maxaayeelay diinta waxay eegtaa shabaha, xayawaanada aan nas diimeed ku soo aroorin waxaa la haleeshiiyaa kuwa shabaha, sidoo kale wax kaste badda ku jira xalaal ma aha, kaliya waxaa xalaal ah kalluunka iyo wixii la mid ah oo aan dhib lahayn, laakin wixii dhib leh xalaal ma noqonayo, badda masas ayaa ku nool oo aan la cuni karin maxaayeelay waa sun.

 

Gabreey maanyada run miyaa mise been
Gabreey maanyada run miyaa mise been

 

Kaluunka iyo kaniinka dareenka raga

It is said that the first part is human and the last part is like a fish and it has a male and a female, but so far no one has seen it real, it is just stories to be told, even some books have been written about the story of a girl in the mind, apparently it is a myth that people have taken down.

If it is true and human beings are characteristics of a human being it cannot be eaten religiously, because religion looks at the nets, animals that do not come to religious rest are caught in the nets, also everything in the sea is not lawful, only fish and so on are legal without harm, But that which is troubled shall not be lawful: the sea is inhabited by masses, and cannot be eaten, because it is poisonous.

Riyada Badda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More