Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Su’aasha:

Asc wr wbr gabar wlshy ah baa su’aal ii weydii itiri daruur.om nin baa guursaday 2 bil buu lajogay walina waa bikro iyada waa 20 jir isagana waa 50 jir marka su’aasha waxa waye ninkii wuxu ku yiri aniga bikaradada majabin Kari ee waxan sameyneynaa hindiya ban ku geynayaa ilamo Aya lagugu beyrayaa iyadana wey kacabsatay oo marabto in sidaa lagu sameeyo marka waxey idin weydinee in gabar aan labikro jabin in ilmo lagu beero cfmdka maku saxanyahy???

Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Jawaabta:

Sida dabiiciga ah naagta waa inay ninkeeda toos uur uga qaaddo yanci galmo dabiici ah inay dhex marto, in ilmo laysku beero waxaa keeno xaalado daruuri ah, meesha ma taagna xaalad daruuri ah, waayo gabadhan waa gabar 20 jir ah isagana wuxuu jiraa 50 sano, hadduusan awoodin inuu si dabiici u uureeyo ma fiicna in mustaqbalka gabadha lagu cayaaro, muu guursado naag garooob ah oo furan, marka waxaa ila fiican inay ka fogaato ilmaha in lagu beero iyadoo da’daas ah oona bikro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More