Gabar ayuu doontay walaasheeda ayaa isaga damacday
Nin ayaa gabar ciddeeda ka doontay, labo maalin kaddib waxaa taleefan usoo dirtay gabadha uu doontay walaasheeda oo ka yar, waxay ku tiri kaalay hadda guriga kaliyaga ayaa jooga.
Ninkii wuxuu yiri: guriga ayaan aaday gabadha ayaa iga furtay albaabka, waxayna xirnayd dhar khafiif ah jirkeeda meelo ayuu ka qaawanaa, waxay igu tiri: labo boqol riyaal keen waxad rabto ayaan kuu samaynayaa.
wuxuu yiri ninka: waan kasoo tagay guriga

Waa adag tahay inaad hesho qof fiican