Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah

Su’aasha:

Walal Asc Waxan ahay gabar oo wali ma guursan walal awal dareenkayga to much ayu ahaan jiray Hada Lkn xasiloni ayan dareema wax dareen dhafaay maahe waxkale waxba kuma dareemo awal hada arko qof qof shuminaya hawada Lkn hada waxas waxba kuma dareemo normal ayan noqday isbadalka muxu noqon kara? Wax cusubna ma samayn.

Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah
Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah

Jawaabta:

Dareenka sababo badan ayaa baddali kara, waxaa ka mid ah hormoonada jirka inay isbadalaan, qofka fikirkiisa nafsiga inuu is baddalo, qofka inuu wax ku mashquulo oo ka weyn kacsiga, laakin sida su’aashaada laga fahmayo, waxaad la qabsatay daawashada waxyaalaha dareenkaaga kiciyo, marka caadi ayay kula noqdeen, qofka marka uu ku cusub yahay shay wuu kaga duwan yahay marka uu la qabsado, marka iska ilaali daawashada waxyaalaha xunxun, si mustaqbalka aad ugu raaxaysatid xalaasha.

Qofka marka uu badsado sawirada qaaqaawan heer wuxuu gaaraa inuusan dareemin dareenka uu  dareemayay markii hore.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More