Su’aasha:
Nio waxaa iisheegtay in qofka uu xubinkiisa taranka uu jimicsi u sameynkaro marka hadaan xubinka jiid jiido sidaad ku sheegtay lisida guska kuwa doobka waa u daranyihiin ayaad dhahday marka ninka doobka haduusan hubkiisa cabeysanin ama jimicsi u sameyn hadhow xubinka sowma noqon karo mid isku soo uruura oo waxba tari wayo mideeda kale ma jiraa faa idooyin uu uleeyahay lisida xubinka Ninka? Mise daruuri baa in qofka uu qalabkiisa hoose aalamiinteeyo.
Bal si faah faahsan iiga soo jawaab sxb numberkaagana iisoo qor su aalo baan ku weydiin lahaa oo halkan aan ku soo bandhigi karinee

Jawaabta:
Daruuri ma aha qofka inuu sidaas sameeyo kumanaan raga ka mid ah iyagoon waxaas samynin ayay yihiin rag isku kalsoon, waxaasna ma aha wax laysku mashquuliyo.
Teeda kale qofka u baahan inuu si gaar ah ila soo xiriiro wuxuu aadi karaa boggan oo email khaas ah ku qoran wixii uusan rabin inay dad kale ogaadaan wuu kusoo qori karaa inkastoo halkan xataa uu awoodo inuu kusoo qoro waxa uu rabo asoo magac xarfo lasoo gaabiyay adegsanaya.
Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan
It is not necessary for a person to do this, thousands of men who do not do this are confident men, and this is not something to be bothered about.
On the other hand, a person who needs to contact me privately can go to this page where he can write what he does not want other people to know, although here he can even write what he wants, using an abbreviated name.
