Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto

Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto

Su’aasha:

waxan ahay gabar 28 jir ah waxan sigaysan jiray mudo badan waxay garaysaa 15 markaan guursaday raaxada bitabaxa ma gaaro gacantayda ayan u baahanay inaan ku rugo meesha kintirka laga jaray markas ayaan gariirka biyabaxa gaaraa maxaa xal ii ah waxan raba sida gabdhaha kale galmada inaan ku gaaro biyabaxa isoo jawaba fadlan.

Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto
Gabar 28 jir aan ahay 15 sano ayaan siigo ku jiray guurka kuma raaxaysto

Jawaabta:

Dhibka aad dareemayso waxaa kuu keentay siigada, maxaayeelay qofka marka uu u barto gacanta wax kale wuxuu la noqonayaa wax aan qiime lahayn waayo uma baranin qofka wixii uu barto waa baaskiisa, xubinta ninka iyo gacanta isku mid ma aha markaad u barato qaabka gacanta maskaxda waxaa kaaga sawirmaayo wixii ay gacanta keenaysay oo raaxo ah marka aad ninkaaga u tagto xubintiisa way ka duwan tahay gacanta taas waxay keenaysaa maskaxda inaysan qaadanin raaxada ka dhalatay xubinta oo ka duwan raaxada gacanta ama farta, dumarka siigaysta waxay badankooda isticmaalaan gacanta ama farta, siiba marka ay yihiin gabdho.

Waxaa xal kuu ah inaad ka tagto siigada oo aad iska joojiso oo aad bilowdo nolol cusub xagga raaxada oo aad bilowdo ninka inuu geedkiisa ku rugo meesha aad raaxada ka dareento oo kintirka laga gooyay aayar aayar ayaad ula qabsan doontaa raaxada xubinta ninka inaad ku gaarto gariirka biyabaxa.

 

Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan

 

The pain you feel is caused by the masturbation, because when a person learns something else with the hand it becomes worthless because it does not teach the person what he learns is his passport, the man’s organ and the hand are not the same when you learn the shape of the hand the mind is depicted by what the hand brought to you as comfort when you go to your husband’s limb is different from the hand which causes the mind not to take the pleasure of Born with a limb that is different from the comfort of the hand or finger, women who give birth use the hand or finger, remove when they are girls.

It is a solution for you to leave the sinew and stop and start a new life in terms of pleasure and start the man to plant his tree where you feel comfortable and the penis has been cut off gradually you will get used to the pleasure of the man’s limb to reach the ejaculate vibration.

 

You might also like
1 Comment
  1. Balbalka kaadida waxa keena
    Fuad says

    Kkkkkkkkkk maxaa siigada keenay dareen kacsi markaa aniga maba is lahayn hawenka wa sigeestaan walibo somalida marka walahi wa yaab kintir la,jaray ee we Midas dhan sigesanayay oo firconiga ma sidas bey u leyihiin dareen

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More