Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan
Su’aasha:
Gudninka gabdhaha dinta maxay kaqabta aduunka mela badan laga xarantimeyay xita Soomaaliya mela kamid ah waxaan arkay Culimo waaweyn OO kahadlay wa wajib ,wa suuno iyo wa muubax ayuu fikirkooda isku jiray marka ruuxii dhahaa wa xaraan xukunkiisa muxuu yahay .
Mida kale waxaa jira nin YouTuber ah Sheikh na ah waxyaalo badan ayuu sodiga bartisa tuusale hadi aad intano jeer tasbiixsatid, ayada aqridid faraxkan ayad heleysa maal farxad iyo waxyalo lamid ah xadiisna madalishada bal kwrn

Jawaabta:
Mas’alada gudniinka gabdhaha waa mas’alo qadiin ah culimadii hore ayaa isku khilaafay waxayna isugu khilaafeen inuu waajib yahay iyo inuu sunno yahay ama inuu sharaf iyo maasuus dumarka u yahay.
Imaam Shaafici wuxuu qabaa in gudniinka gabdhaha uu yahay waajib, laakin lagama wado gudniinka ay soomaalida ku dhaqmaan oo ah gabadha in fircooni loo gudo ama laga tirtiro dareenka oo dhan wixii u keeni lahaa faruuraha yaryar iyo kuwa waaweyn.
Imaam Abuu Xaniifa wuxuu qabaa inuusan ahayn gudniinka gabdhaha waajib ee inuu sharaf iyo maamuus u yahay haweenka.
Culimada qaar waxay sheegeen in lala tashanayo dhalkhtar, gabdhaha kintirkooda si daran usoo dheeraado in la gudo kuwa aan sidaas ahayn layska dhaafo.
Laakin culimada muslimiinta hore qof ma jiro gudniinka xaaraan ka dhigay, culimada qaar hadda samankan xaaraanta ka dhigaya gudniinka haweenka waa culimo raacaya qorshaha gaalada ay soo dejiyeen, kuwaa waa culimo ka shaqaynaya raaligalinta gaalada.
Waxaad arkaysaa hay’daha gaalada inay aad xoogga u saaraan gudniinka gabdhaha waxayna la dagaallamaan dhaqanka islaamka suubban xagga gudniinka.
Midda kale qof ma jiro xaddidi karo inta jeer wax la akhrinayo aan ahayn Nabiga (SCW), qofkii aad aragto wax diinta aan ku sugnayn dadka u sheegaya waa qof bidco la yimid siiba marka uu sheegayo wax la xiriiro aayadaha iyo adkaarta iyo axaadiista.
Dadka sixirka ku dhaqma ayaa sidaas sameeya waxaana ay kasoo qaataan shayaadiinta.
Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga
The issue of female circumcision is an ancient issue. The early scholars disagreed and disagreed about whether it is obligatory or sunnah or whether it is an honor and disgrace for women.
Imam Shafi’i believes that female circumcision is obligatory, but it is not the practice practiced by Somalis, which is to circumcise the girl or remove all feelings that would bring to the small and large lips.
Imam Abu Hanifa believes that female circumcision is not obligatory, but that it is an honor and dignity for women.
Some scholars have said that the elders should be consulted, the girls’ clitoris should be severely extended, and those who do not are allowed to do so.
But among the early Muslim scholars, there is no one who forbade female circumcision, some scholars now who forbid female circumcision are scholars who follow the plan of the infidels, these are scholars who work to appease the infidels.
You see infidel organizations emphasizing female circumcision and fighting against the Islamic tradition of circumcision.
On the other hand, no one can limit the number of times something is recited except the Prophet (PBUH). Anyone who you see telling people something that is not in the religion is an innovator, especially when he is telling people something related to the verses, the rulings, and the hadiths.
People who practice magic do this and they take it from the devils.
