Gabadh 16 jir ayaan ahay su’aalahan iga jawaaba

Gabadh 16 jir ayaan ahay su’aalahan iga jawaaba

Su’aasha:

2:su.al ayan qaba waxan rajenya inaad iga sojawabtid
1:wll gabdha 16jir aha ayan ahey timo ama xaad kolba sidad utaqano ayaa jidhkeyga kubadan marka hadan xaad jidhka iska wada xiiro danbi miiya
2:markan qaanqaadheye dhiig ayaa khalkhala iga noqodey dhakhatar ayan tagey dawooyin ayuu isiyey waxab waye Itari wayeen magalo kale ayan hadan dhkahatar u tagey hadan waxab waye itaari wayeen kadib wan iska dhaafaye hada 3sano aya kasowaregtey dhiig khalakhalakiina allah aya iga caafiyey lkn hada mudo 4bilod ah waxan isku arkey cuncun ada u farabadan xanun xubinta kole inaad fahmeyso ayan umalenayaa waxa sababeyna magaranyo qofna lama wadagin bala hadada igu dhantaan isojwba.

Gabadh 16 jir ayaan ahay su'aalahan iga jawaaba
Gabadh 16 jir ayaan ahay su’aalahan iga jawaaba

Jawaabta:

Timaha jirka dumarka ama xaadada badan waxay u noqonayaan hormoonka Testosterone loo yaqaano waa hormoonka ragga.

Jirka dumarka wuu ku jiraa laakin kuma badna wuxuuna masuul ka yahay dareenka qofka, waxaana dhici karto isaga inuu keenay khalkahlka dhiiga cadada.

Hormoonka Testosterone marka uu ku bato gabadha waxay isku arkaysaa waxyaabahan soo socda qaarkooda markay ugu yar tahay, findoob, cod weyn, timo badan xagga wejiga ama jirka, murqo waaweyn, iyo khalkhalka caadada, bararka kintirka, iyo naaska inuu yaraado.

Naagta timaha jirka way iska xiiri kartaa wax dambi ma laha, timaha madaxa kaliya aan la oggolayn haddii daruuro keento mooyee

Cuncunka xubinta sababo badan ayaa keena waxaad ka akhrisan kartaa qoraalladan  webka daruur ku qoran:

 

Cuncunka Xubnaha Taranka Sababaha Iyo Daawada

Cuncunka Alaabta Hoose Dumarka Maxaa Keenaya

Cuncunka Maqaarka Jirka Maxaa Sababi Kara Ogow

Cuncunka Wareegga Futada Maxaa Sababaya

Daba Cuncunka Maxa Keeno Sideena Loo Daaweeyaa

 

 

 

Causes of excess hair in women

The most important reasons are the following:

1. Hormonal disorders
The phenomenon of excess hair in women caused by excessive secretion of male hormones is characterized by excessive growth of facial hair, chin, neck, middle line of the chest, abdomen, upper and lower back, buttocks and the inner side of the thighs.

The hair is rough and black in color, and it can be accompanied by an increase in secretions of the sebaceous glands in the skin and acne.

2. Over-notification
Polypsia in women in this case is characterized by the spread of fine hair throughout the body with the possibility of growing significantly in the hands and feet.

Excessive hair growth may also occur between the eyebrows, and in the forehead area, temples and sideburns.

3. Pathological causes
Sometimes excess hair appears in women due to the following diseases:

Defect in the ovaries, such as polycystic ovary syndrome
Problems with the adrenal gland (Adrenal gland) or the pituitary gland (Hypophysis).
Anorexia neurotic

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More