Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya

Cuncunka xubnaha taran hablaha wuxuu ka mid yahay waxyaalaha aadka u dhiba dumarka marka naagta ay dareemayso cuncun daran ma joogi karto waxaa laga yaabaa inay meesha la aado gacanteeda iyadoo xoqaysa waxaa dhici karta inay is illawdo iyadoo meel dad badan jooga ku sugan ayay faraha la gali kartaa, sida marka shuunka la xiiro oo gabadha ama wiilka uu dareemayo cuncunka hoose marka sidee baa la isaga reebi karaa maxaase keeni kara cuncunka cambarka ama siilka?

Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya
Cuncunka alaabta hoose dumarka maxaa keenaya

inta badan waxaa keena sabahan oo urura naagta inay qaadato kastuumo oo aysan muddo badalin sida la og yahay meesha aad bay u dhididaa naagta marka ay buuran yahay ayay ugu daran tahay sidoo kale marka shuunka ama timaha hoose ay meesha ku bataan sidoo kale cuncunka waa siyaadaa waxaa dhici karta inay nabro ma soo baxaan marka waxaa la rabaa gabadha inay iska ilaaliso kastuumo muddo badan inay ku jirto sidoo kale ma fiicna inay xirato kastuumo aan ka samaysnayn katanka waxaa kaloo laga rabaa inay timaha iska xiirto si meesha ay nadiif u ahaato waxaas oo dhan wuxuu ka reebayaa inuu noqdo cambarka mid nabadgalyo qaba, haddii ay waxaas oo dhan samayso oo uu wali joogo cuncunka waxaa laga yaabaa in siilka gudahiisa jeermis ama bakteriya gashay markaas waa inay cusbo iyo biyo kulayl ku dhaqdaa.

 

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

What causes itching in women’s genitals

Cuncunka xubinta taranka haweenka
Cuncunka xubinta taranka haweenka

Itching in women’s genitals is one of the most annoying things for women. When a woman feels severe itching, she can’t stay still. She may go to the place with her hand while rubbing it. She may forget to touch it while in a crowded place. For example, when shaving the pubic hair and a girl or boy feels itching in the genitals, how can it be avoided? What can cause itching in the vagina or vulva?

This is often caused by a woman wearing underwear that she has not changed for a long time. As is known, the area sweats a lot when a woman is obese. It is also worse when the vagina or pubic hair grows in the area. The itching is also increased. It is possible that scars will appear. Therefore, the woman should avoid wearing underwear for a long time. It is also not good to wear underwear that is not made of cotton. She is also required to shave her hair so that the area is clean. All of this prevents the vagina from becoming safe. If she does all of this and the itching still persists, it is possible that germs or bacteria have entered the vagina, so she should wash it with salt and hot water.

Leave a Reply