Skip to contentSu’aasha:
Waxaan salaamay hawlwadeenada pagekan, marka labaad waxaad ii fasirtaan waxaan ku riyooday gabadh aanu habarwadaag nahay oo habaryartay dhashay oo la guursaday.
Riyada gabadh habaryar dhashay oo la guursadayJawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo dhowdahay farxad iyo wanaag adiga shakhsi ahaan, qofka hadduu ku riyoodo gabar habaryartiisa dhashay oo la guursanayo waa bishaaro isaga ku aaddan waana wax fiican uu helayo.