scw maxaa lagu fasiraa maroodiga marka riyo lagu arko?
Jawaabta:
Maroodiga guud ahaan wuxuu tilmaamaa marka lagu riyoodo waxyaalo badan oo kala duwan waxay ku xran tahay xaaladda lagu arko, wuxuu tilmaamaa qof madax ah awood leh, sidoo kale nin madax adag oo kibir badan, wuxuu tilmaami karaa naag aad u buuran.