Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha

Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha

Su’aasha:

waxaan maqlay in dumarka ku biyabaxaan labaatan daqiiqa ama 15 daqiiqa in ka badan halka raga shan daqiiqa iyo 7 daqiiqa ku biyabaxan marka naagaha soo dhib kuma qaban raga.

Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha
Farqiga biyabaxa dumarka iyo raga waqtiga gogosha

Jawaabta:

Waxaad ogaataa marka hore naagaha inay kala duwan yihiin qaabab badan ay yihiin dumar waxaa jira dhowr jeer biyabaxo  3 daqiiqo kadibba hal jeer biyaha ka baxaan ilaa ninka ka daalo, kuwaas nin kaste waa qancin karaa, qaarna waqti dheer ayay u baahan yihiin.

Haddii ninka uu naagta ka hormaro biyabaxa naagta dhib ayay galaysaa mana sheegan karto laakin uma fiicna xiriirka xaaska iyo ninkeeda, guriga sidaas ayuu ku dumi karaa, waxaa laga yaabaa haweeneyda inay ninka nacdo, laakin ninka wuxuu samaynayaa arin uu naagta ku qancin karo, wuxuu badaniayaa waqtiga istiinka naagta iyo salaaxida jirkeeda siiba naasaha iyo faruuraha xubinta taranka, marka la gabadha istiimiyo biyaheeda way soo dhowaadaan marka uu dareemo inay soo dhowaatay ayuu galmada ku bilaabaa markaas way isla biyabaxayaan, taasaana ugu fiican raaxada lamaanaha.

Jacaylka ay isu qabaan wuu sii kordhaa marka ay isku fahmaan raaxada sariirta.

 

  1. Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka
  2. Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

You know first of all that women are different in many forms they are women there are several times ejaculate after 3 minutes and then once out of the water until the man is tired, these can satisfy each man, and some of them need a long time.

If the man puts the woman ahead of the ejaculate she will be in trouble and cannot claim it but it is not good for the relationship between the wife and her husband, the house can collapse in this way, the woman may dislike the man, but the man does something that he can satisfy the woman, he increases the time of the woman’s ejaculate and her body removes the breasts and fingers of the genitals, When the girl is ejaculated, her water comes closer and when he feels that she is approaching, he starts having sex with her and then they ejaculate, which is best for the comfort of the couple.

Their love for each other increases as they understand each other in the comfort of bed.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More