Maxaa halleeya neerfayaasha geedka ninka
Su’aasha:
Guskeyga asoo taagan ayaan xoog u jiiday salkiisa si kedis ayuu ku damay waaba kacasan wqaayay wax yar ayaan hada roonaya lakin uma taagmo
sidii hore uu tagmi jiray kacsiga subaxdii waa iga haray wagii hore subaxdii wuu kici jiray maxaa jiro ila taliya.

Jawaabta:
Waxaa laga yaabaa neerfayaasha xubinta taranka inay dhibaato soo gaartay, marka uu taagan yahay geedka lama oggola in xoog lagu laabo ama lagu maquuniyo,
marka waxaa laga yabaa dareemayaasha maskaxda ku xiran oo geedka usoo gudbiya kacsiga iyo dareenka inay wax yeeloobeen,
waxaa xal kuu ah inaad iska ilaaliso siigada, sidoo kale inaad adeegsato malab saafi ah iyo cuntooyinka raga u roon si ay xaaladdaada usoo ficnaato.
The nerves of the genitals may have been damaged. When the penis is erect, it is not allowed to be forced to bend or twist.
It is possible that the nerves connected to the brain that transmit arousal and feelings to the penis have been damaged.
The solution for you is to avoid dust, as well as to use pure honey and foods that are good for men to improve your condition.

Naag midee ugu wanaagsan xaga sariirta
halkan kusoo qor su’aashaada
https://daruur.com//submit-question/