Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English
Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English
Marka luqad la baranayo waxaa lagu dadaalaa qofka inuu barto samanka ama waqtiga ereyada loo adeegsado, luqadaha waxay isku waafaqsan yihiin qaababka samanka, afka ingiriiska falkaabka samanka wuxuu leeyahay qaab loo adeegsado, laakin taas waxaa ka horraysa marka hore barashada ereyada waqtiga ee afka English .
Halkaan waxaan kugu soo arooriyay ereyo loo adeegsado marka laga hadlayo saman ama waqti.

English | Somali |
yesterday | shalay, shalayto |
tomorrow | berri, berrito |
soon | dhow |
early | amin hore |
today | maanta |
since | lagasoo bilaabo |
late | amin dambe |
when | goor |
now | haddan, hadeer |
ago | lagsoo bilaabo |
minute | daqiiqo |
hour | saacad |
day |
maalin |
week | toddobaad |
month | bil |
year | sanad |
decade | toban sano |
century | qarni |
morning | subax |
afternoon | galab |
Always | mar kaste |
Never | waligiis |
Often | inta badan |
Sometimes | marar |
Seldom | dhif |
At last | At last |
Waqtiyada Salaadaha afka ingiriiska waxa lagu dhaho:
English | Arabic | Somali |
Dawn | الفجر | Fajar/Subax |
Noontime | الظهر | Duhur |
Late Afternoon | العصر | Casir |
Sunset | المغرب | Maqrib |
Evening | العشاء | Cisho |
When learning a language, one strives to learn the tense or time in which words are used.
Languages are consistent in their tense patterns. In English, the tense verb has a specific way of being used, but that comes before learning the tense words in English.