Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

The benefits of papaya tree for health

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

Geedka babaayga waxaa la dhahaa afka carabiga  الباباز  ama الببايا ama الببو ama العمب ama العمبرود  ama فاكهة الملائكة

Geedka babaayga wuxuu wataa Vitamin A wuxuu u roon yahay jirka iyo maqaarka iyo  timaha.

qofka babaayga aad u cuna dhaqsi uma duqoobo maqaarkiisa ma noqdo mid kadkaduud leh.

Faa'idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka
Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

Sida la og yahay babaayga kama baxo waddamo badan wuxuu ka bahaa waddamada cimilada kulul sida soomaaliya iyo India oo kale inta ku aaddan khadka bartamaha dhulka.

Babaayga sidoo kale wuxuu jilciyaa caloosha, qofka babaay cunaya kuma dhegto saxarada.

sida la og yahay cuntada oo caloosha socodsiisa aad ayay ugu fiican tahay caafimaadka, waayo caloosha marka ay fariisato qofka wuxuu halis u yahay jirrooyin kala duwan. waxaa kaloo jira marka babaayga jirka la mariyo wuxuu ka dhiyaa maqaarka jirka liisho mid aan lahayn kadkaduud ama nabro, wuxuu galaa babaayga daawooyinka laysku qurxiyo siiba kuwa ay dumarka isku qurxiyaan.

babaayga, cuntada waxa laga helo, lacagta babaayga, jirka muxuu u qabtaa babaayga, ila arag waxtarka geedka babaayga, wejiga ayaa lagu cadeeyaa.

 

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

It contains an enzyme that helps in digestion, which is rich in antioxidants, fiber and minerals such as
Magnesium, potassium, calcium, phosphorus, vitamin A, B, and C.
it is
Digestive aid
Healthy, cheerful, softening and tinted skin
Faithful to the skin from dead cells
Keeps skin hydrated
Exfoliator
Bleach for the legs, with the peels of the plant
Improved Brain Abilities
Maintain vision
Immune system tonic

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More