Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Luqadda marka la baranayo ereyada isku eg eg ayaa la xifiyaa si aad u qabato ereyadaas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sida sahlan lagu baran karo marka aad u kuurgasho ereyda isku dhow dhawaaq ahaan.

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP
Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Ereyadan soo socda waxaad arkaysaa inay ku wada dhamaanayaan xarfaha “eep”

Jadwalkan waxaa kugu qoran iyagoo carabi iyo soomaali u tarjuman:

English Arabic Somali
beep صافرة hoon
cheep زقزقة الطائر dhawaaqa shinbirta
creep زحف garguurasho
deep عميق mool
keep  يبقي ilaalin
peep يختلس النظر il ku xadid
seep ينضح daadanayo
sheep  خروف ide
sleep ينام hurdaya
steep منحدر dagaandag, dhaadhac
sweep يكنس xaaqaya
weep ينوح baroortamaya
asleep نائم jiifa
oversleep أطال في النوم hurdo dheer galay
veep نائب ku xigeen
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More