Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Luqadda marka la baranayo ereyada isku eg eg ayaa la xifiyaa si aad u qabato ereyadaas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sida sahlan lagu baran karo marka aad u kuurgasho ereyda isku dhow dhawaaq ahaan.

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP
Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Ereyadan soo socda waxaad arkaysaa inay ku wada dhamaanayaan xarfaha “eep”

Jadwalkan waxaa kugu qoran iyagoo carabi iyo soomaali u tarjuman:

EnglishArabicSomali
beepصافرةhoon
cheepزقزقة الطائرdhawaaqa shinbirta
creepزحفgarguurasho
deepعميقmool
keep يبقيilaalin
peepيختلس النظرil ku xadid
seepينضحdaadanayo
sheep خروفide
sleepينامhurdaya
steepمنحدرdagaandag, dhaadhac
sweepيكنسxaaqaya
weepينوحbaroortamaya
asleepنائمjiifa
oversleepأطال في النومhurdo dheer galay
veepنائبku xigeen

 

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)

Leave a Reply