Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP
Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP
Luqadda marka la baranayo ereyada isku eg eg ayaa la xifiyaa si aad u qabato ereyadaas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sida sahlan lagu baran karo marka aad u kuurgasho ereyda isku dhow dhawaaq ahaan.
Ereyadan soo socda waxaad arkaysaa inay ku wada dhamaanayaan xarfaha “eep”
Jadwalkan waxaa kugu qoran iyagoo carabi iyo soomaali u tarjuman:
English | Arabic | Somali |
beep | صافرة | hoon |
cheep | زقزقة الطائر | dhawaaqa shinbirta |
creep | زحف | garguurasho |
deep | عميق | mool |
keep | يبقي | ilaalin |
peep | يختلس النظر | il ku xadid |
seep | ينضح | daadanayo |
sheep | خروف | ide |
sleep | ينام | hurdaya |
steep | منحدر | dagaandag, dhaadhac |
sweep | يكنس | xaaqaya |
weep | ينوح | baroortamaya |
asleep | نائم | jiifa |
oversleep | أطال في النوم | hurdo dheer galay |
veep | نائب | ku xigeen |