Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga
Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga
Saan in badan soo sheegnay marka aad rabto inaad xifdiso ereyo gaar ah oo ka mid ah ereyada afka aad baranayso waxaa ugu fiican inaad u xifdiso qaab aadan illaawin, ereyada marka ay dhexeeye wataan si sahlan ayaa loo xifdin karaa.
Sida jadwalakan kaaga muuqato halkan waxaa kuu keennay ereyo English oo uu ka dhexeeyo dhexeeyaha “some” waxaana loo tarjumay ereyada af soomaali iyo af carabi.
Waana tusaale kaliya markaad dictionary aaddo qaabkaas u raadi ereyada isu dhow qoraal ahaan ama qaab ahaan. Ereyo English oo soomaali iyo carabi u tarjuman ayaad halkan ka helaysaa Ereyo English oo badan ayaad kala soo bixi kartaa
English | Arabic | Somali |
some | بعض | qaar |
someday | يوما ما | maalin |
handsome | وسيم | quruxlow |
somebody | شخص ما | qof |
somehow | بطريقة ما | hab/ qaab |
somewhere | مكان ما | meel |
someone | شخص ما | qof |
something | شيء ما | wax |
somewhat | إلى حد ما | ilaa iyo xad |
sometime | بعض الأحيان | mararka qaar |
Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K