Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Galmada mararka qaarkooda dumarka aad bay u xanuujisaa, taasna waa wax dad badan ay garanayaan haween badanna ay la kulmeen, hadaba maxaa keenaya inay naagta xanuun dareento marka ninkeeda u galmoonaya.
lagama wado gabar bikaaro ah ee waxaa laga wadaa naag aan gabar ahayn oo furan laakin galmada aan u adkaysan karin meeshii laga rabay inay raaxaysato ayay xanuunsanaynsaa:
xanuunka galmada waxaa keena

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee
Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Inay jiraan nabro ama jirro kale oo cambarka gudihiisa, waxaa laga yaabaa bakteeriyo inay ka jirto siilka marka ay keenaysaa balbal iyo hur, taasna waxaa lagu daaweyn karaa in la ogaado sababta keentay.
teeda kale waa qalaylka siilka, waxaa dhici karto haweeneyda inaysan xanuunsanayn laakin camberkeeda uu yahay mid qalalan, taasna waxay keenaysaa xanuun, caadi ahaan ninka marka uu kacsado ama naagta marka ay kacsato waxay keenaan biyo cad oo jiidmaya waxaa lagu magacaabaa kuulato ama madyi biyahaas waxaa loogu talagalay inay fududeeyaan galmada naagaha iyo ragaba way kasoo baxaan biyahaas mana aha kuwa shahwada ama manida.
dumarka qaarkooda biyo badan ayay keenaan oo meesha oo dhan qooyaya raga qaarna biyo badan ayaa ka imaada marka ay raaxo dareemaan.
laakin waxaa jira rag ama dumar biyaha kuulatada ay ku yar yihiin, marka galmada ay bilaabato meesha waxay noqonaysaa qalayl daran marka maqaarka ayaa is rugaya xanuun ayaa ka dhalanaya naagta heer waxay gaaraysaa inayba nacdo raaxada galmada oo dhan.

 

Waxaan ahay nin dhowaan guursaday gabadha maxay indhaha u daboolaysaa

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin

Sex sometimes makes women very angry, which is something that many people know and many women have experienced, so why does a woman feel pain when having sex with her husband?
It is not driven from a girl who is a prostitute, but from a woman who is not an open girl, but the sex that cannot stand where she is required to enjoy it is sick:
sexual pain is caused by
If there are scars or other diseases inside the pellight, bacteria may be present in the nipple when it causes balm and itches, and this can be treated by finding out the cause.
The other is the dryness of the nipple, it may happen that the woman is not suffering but her nipple is dry, which leads to pain, usually when the man gets up or the woman when she gets up they bring white water that pulls it is called boils or urine. This water is intended to facilitate sex between women and men and it comes out of that water and it is not for men or sperm.
Some women bring a lot of water and ingest it all over the place. Some men get a lot of water when they feel comfortable.
But there are men or women who have little water in the pool, when sex begins the place becomes dry when the skin is entulled, pain arises in the woman to the point that she dislikes all sexual pleasure.

 

قالوا: والعشق المباح مما يؤجر عليه العشاق، كما قال شريك بن عبد الله ـ وقد سئل عن العشاق ـ فقال: أشدهم حبا أعظمهم أجرا. وصدق والله إذا كان المعشوق ممن يحب الله للعاشق قربه ووصله، وقالت امرأة:
لن يقبل الله من معشوقة عملا … يوما وعاشقها لهفان مهجور
ليست بمأجورة في قتل عاشقها … لكن عاشقها في ذاك مأجور

ونحن نقول: متى باتت مهاجرة لفراش عاشقها الذي هو بعلها؛ لعنتها الملائكة حتى تصبح.
قالوا: والعشق يصفي الهم، ويهذب العقل، ويبعث على حسن
اللباس، وطيب المطعم، ومكارم الأخلاق، ويعلي الهمة، ويحمل على طيب الرائحة، وكرم العشرة، وحفظ الأدب والمروءة، وهو بلاء الصالحين، ومحنة العابدين، وهو ميزان العقول، وجلاء الأذهان، وهو خلق الكرام، كما قيل:
وما أحببتها فحشا ولكن … رأيت الحب أخلاق الكرام

قالوا: وأرواح العشاق عطرة لطيفة، وأبدانهم رقيقة ضعيفة، وأرواحهم بطيئة الانقياد لمن قادها، حاشا سكنها الذي سكنت إليه، وعقدت حبها عليه، وكلامهم، ومنادمتهم تزيد في العقول، وتحرك النفوس، وتطيب الأرواح، وتلهو بأخبارهم أولو الألباب.
فأحاديث العشاق زينة مجالسهم، وروح محادثتهم، ويكفي أن يكون الأعرابي الذي لا يذكر مع الملوك ولا مع الشجعان الأبطال يعشق، ويشتهر بالعشق، فيذكر في مجالس الملوك والخلفاء ومن دونهم، وتدون أخباره، وتروى أشعاره، ويبقي له العشق ذكرا مخلدا، ولولا العشق لم يذكر له اسم، ولم يرفع به رأسا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More