Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Su’aasha:

waxan raba inaan ogaado gabadha dabada looga tago saxaradeeda miyay weyn tahay waxaan meel ka akhriyay dumarka futada lag fuulo saxro buuran ayay dhigaan taas waxaa sabab u ah wasmada dabada maxaa ka jiro waso arkay hadalkan oo kale si kale  hadalkaas idinkoo mhadsan.

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado
Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Jawaabta:

Saxarada weynideeda iyo yaraanteeda waxay u noqonaysaa sababo badan, waxaa ka mid ah cuntada qofka uu cunayo marka saxarada ay adag tahay oo ay weyn tahay oo ay ka timaado cunto adag waxay soo baxaysaa iyadoo weyn, haddii ay jilcan tahayna iyadoo jilcan ayay soo baxaysaa, sidoo kale waxaa saameeya mindicirada waaweyn oo saxarada ay soo marto, dadka way ku kala duwan yihiin dad waxaa jira kuwo waaweyn leh marka saxarada sidaas way weynayn kartaa, dabada waa sida laastig oo kale marka sida xaarka uu yahay ayay la jaanqaadaysaan, hadduu xaarka adag yahay way is ballaarinaysaa haddii uu jilcan yahayna way isku imaanaysaa, ee ma aha wax la xiriiro galmada dabada, astaan uma aha dumarka gadaal laga isticmaalay arintaas, sidoo kale way adag tahay naagta galmada gadaal samaysay in la fahmo haddii ay si xun u samaysay mooyee sidoo mudo dheer hadday samaynaysay, marka shakiga ma fiican, rag badan ayaa haweenka marka ay soo guursadaan kaga shakiya arrinkaas waxaana u badan wadamada carabta, gabdhaha carabta qaar marka ay jaamacadda dhiganayaan oo ay saaxib la tuntaan waxay ilaaliyaan bikaarada waxay dhibtaan dabada taas bulshadaha carabta ayay ku faafsan tahay, gabdhaha soomaalida badankooda ma yaqaanaan arinkaas, dhaqanka soomaalidana ma aha dumarka gadaal in laga fuulo, waxaa laga yaabaa dadka dibadaha soo aaday oo dhaqamada kale dhexgalay inay garanayaan arintaas, caadi ahaan naagaha futada laga galiyo dabadooda waasac ayay noqonaysaa xaar balaaran ayaa ka timaado. galmada gadaal saameys weyn ayay ku yeelanaysaa caafimaadka haweenka dabada laga fuulo.

Naagaha dabada laga maro xaarka ma ceshan karaan
Naagaha dabada laga maro xaarka ma ceshan karaan

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba 

The size and smallness of the stool becomes a lot of reasons, including the food that the person eats when the stool is hard and large and comes from a hard food it comes out big, and if it is soft it comes out soft, it is also affected by the large intestines through which the stool passes, People are different from people there are adults who have when the stool can be so enlarged, the tail is like elastic when it is elastic when it is the same as the sex they are aligned with it, if the stool is strong it expands and if it is soft it comes together, it is not related to anal sex, it is not a symbol of women who have been used in this back, It is also difficult for a woman who has had backstage sex to understand if she has done badly except for a long time if she has been doing it for a long time, when doubt is not good, many men suspect women when they marry and this is more common in Arab countries, some Arab girls when they are in university and they are kicking a friend they protect their breasts they harass the tail which is spreading in Arab society, Most Somali girls do not know this, and Somali culture is not for women to climb from behind, people who have gone abroad and integrated into other cultures may know this.

البواسير تكون أما بسبب حدة الدم أو لكثرته أو لغلظه أو لهما جميعا.
لى جربت ذلك فوجدته يكثر في الأبدان الكثيرة الغليظة الدم. وكلام جالينوس في حركة العضل: إنه ربما يعرض من علاج البواسير خروج الغائط من غير إرادة من أن ينقطع جزء من العضلة أو كلها أو جلها فتضعف أو يبطل انضمامها لأن هذه العضلة موضوعة بالعرض لا بالطول ولو كانت بالطول ما كان ينالها من جرم الباسور آفة لأنه كان ينقطع ليفها بالطول وإنما تعرض هذه إذا كان الباسور الذي يقطع بعيدا من الشرج واحتيج في خزمه أن يقطع كل العضلة أو أكثرها وأنت تعلم ذلك بأن تنظر إليه وتأمر العليل بضم شرجه وتفقد موضع الحركة فإن كان الباسور أقرب إلى المقعدة ووراءها إنما يتحرك بضم العليل شرجه أجساما كثيرة فإن الخزم لا يضره وإن كان على حد الحركة أو بعدها فإن في خزمها إبطالا لفعل هذه العضلة البتة. ويجب أن تنظر فيه: هل يمكن أن تلزق أم لا. لى جربت فوجدت لا شيء أنفع في وجع المقعدة وورمها الذي يهيج من ذاته وبعقب الخزم وقطع البواسير من الفصد للباسليق وذلك أنه ورم حار فيسكن ذلك على المكان وذلك أنه يجب بعد ذلك أن يضمد بالأضمدة المحللة الملينة ولو كان ورما في غاية الحرارة فإن الباردة هاهنا تهيج وجعا شديدا ويصلح القعود في الماء الحار فإنه عجيب في تسكين وجع المقعدة الورامة والبصل والسمن. فإن خرج منه دم سكن وجعه وبمقدار عظم الوجع وشدته وعظم الورم وطول إمساك صاحبه عن القصد فليكن إخراجك الدم منه فإنه يسكن وجعه على المكان بذلك أو يخف وبعد الفصد فخذ في تكميده بالماء الحار وتضميده. لى من كتاب العلامات قال: إنما ترم الحلقة إما لشقاق وإما لبواسير تسد أفواهها فإنه إذا أنسدت أفواه البواسير ورمت وجست واشتد وجعها. لى الفصد أكثر نفعه إذا كان ذلك لانسداد أفواه العروق واستدل على ذلك بالمتلاء في الجسم وباستعمال الأغذية السوداوية وبمزاج)

 

Riyada Galmada Qaldan

 

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More