Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan

Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan

Su’aasha:

Garoob ban ahay mararka qaar kacsi ayaan lasoo jeedaa, marka an wax dareemo farta ayan isaga bixiya biyaha, dareenka an daremo markaas aad bu u darnaana waxaa igu adkaynayso inan gaaro orgasm biyaha dhaqsi kuma imadan wadanahana ad ayay i garacman dhidid badan iyo shir ayaa iga yimaado, malaga yaba dhib inay ii kento farta, dhibkas muxu noqon kara fadlan iso jawaba.

Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan
Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan

Jawaabta:

Waxa aad samaynayso waa siigo, siigadana dhib ayay kuu keenaysaa xagga nafsi ahaan iyo jir ahaanba, haddaad u barato iyada ayaad ka dooranaysaa guurka, wadnaha garaacmaya waa dhiigga usoo qolqolaya xididaha xubnaha taranka oo dareenka kacsiga keenay.

Waxaa kugu habboon inaad guursato, guurka xalaasha ah, wax kuu dhaamo ma jiro, garoob haddaad tahay nin ma weynaysid oo nolosha kula wadaagaya marka iska ilaali farta ama wax kale inaad ku baddalato raaxada guurka xalaasha ah.

Siigada dumarka waxay u keenaysaa niyadjab iyo walwal badan.

Qofka muslinka waxaa la faray inuu ilaaliyo xubinta taran quraanka ayaana lagu sheegay arrintaas Alle wuxuu yiri:

(وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ ‎﴿٥﴾‏ إِلَّا عَلَىٰ أَزْوَاجِهِمْ أَوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ ‎﴿٦﴾‏ فَمَنِ ابْتَغَىٰ وَرَاءَ ذَٰلِكَ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْعَادُونَ)

(Oo ah kuwa Furuujtooda Ilaaliya * Haweenkooda iyo waxay Hanatay Gacantoodu mooyee, lagurna Dagaalo Taas * Ruuxiise Doona waxaad wax ka Soo Hadhay kuwaasu waa Xad Gudbayaal)

 

(ممارسة البنات للعادة فيها ضرر نفسي وجسدي، وربما يستمر هذا الضرر إلى ما بعد الزواج،  ويكون تأثيره في العلاقة بين الزوجين سلبيا)

(Seegada ay gabdhaha sameeyaan waxaa ku sugan dhibaato nafsi iyo dhinaca jirkaba, waxaaba laga yaabaa inuu sii socdo dhibkaas guurka kaddib, oona uu noqdo mid dhib u keenaya xiriirka ka dhexeeya lamaanaha)

 

Siigada Dumarka Laga Maqan Yahay Dhib Ma U Keentaa

Cudurrada Siigada Dumarka Ay Leedahay

What you are doing is masturbation, and masturbation causes you emotionally and physically problems, if you learn about it you will choose it from marriage, the heartbeat is the blood that pumps through the veins of the reproductive organs that caused the feeling of arousal.

It is appropriate for you to marry, a legal marriage, there is nothing to do with you, if you are a man you do not grow up and share life with you when you avoid fingering or anything else to change the pleasure of a legal marriage.

Women’s masturbation causes a lot of frustration and anxiety.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More