Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Su’aasha:

waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska kenin gacanta ayaanna isagaga keena marka an dhamaysto shallay dartii wan walwalaa marka maxaa oo dhib ay ii keeni kartaa caafimaad xagisa.

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa
Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Jawaabta:

Biya ruuxa inuu iska keeno nin iyo naag wuxuu yahayba waa arrin qaab daran qofka waxaa fiican inuu isku mashquuliyo wax kale oo arrinkaas ka reebaya, waayo siigada nafta ayay dilaysaa waxay kugu abuuraysaa waswaas iyo kalsooni darro iyo yaxyax, qofka marka uu yahay qof seegaysta dadka xitaa lama hadli karo buslshada oo dhan ayuu ka sasayaa, adiga maadaam aad nin leedahay waxaa kuu fiican inaad iska sugto ninkaaga oo aad sabarto oo aad isku mashquuliso waxyaalo faa’ido kuu leh.

Dadka waxay u haystaan siigada dumarka inaysan dhib u keenaynin, siigada wiil iyo gabarba way dhibtaa, dhibka ugu weyn ay qofka u keento waa dhibka nafsiga ah.

teeda kale haddii uu yahay kacsiga aad dareemayso mid aad  daran soon oo iska yaree cuntada badan oo kacsiga keenaysaa.

ama ninkaaga haddii uu awoodo inuu shaqo ka raadsado meel u saamaxayso inuu mar kaste kula joogo.

 

Qofka muslinka waxaa la faray inuu ilaaliyo xubinta taran quraanka ayaana lagu sheegay arrintaas Alle wuxuu yiri:

(وَالَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَافِظُونَ ‎﴿٥﴾‏ إِلَّا عَلَىٰ أَزْوَاجِهِمْ أَوْ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُمْ فَإِنَّهُمْ غَيْرُ مَلُومِينَ ‎﴿٦﴾‏ فَمَنِ ابْتَغَىٰ وَرَاءَ ذَٰلِكَ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْعَادُونَ)

(Oo ah kuwa Furuujtooda Ilaaliya * Haweenkooda iyo waxay Hanatay Gacantoodu mooyee, lagurna Dagaalo Taas * Ruuxiise Doona waxaad wax ka Soo Hadhay kuwaasu waa Xad Gudbayaal)

 

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

The spirit of bringing a man and a woman together is a serious matter, it is better for a person to occupy himself with something else that excludes that matter, because dust kills the soul, it creates in you obsession and lack of confidence and shame, when a person is a person who misses people, he cannot even talk to people, he is ostracized by the whole society, since you have a husband, it is better for you to wait for your husband and be patient and occupy yourself with things that are beneficial to you.
People think that dust does not cause women any harm, dust affects both boys and girls, the biggest harm it causes a person is psychological harm.
On the other hand, if the arousal that you feel is very strong, fast and reduce the amount of food that causes arousal.
Or if your husband is able to find a job in a place that allows him to be with you at all times.

Leave a Reply