Doorashada Gaas iyo sawirka Amin Arts

Doorashada Puntland

Wali waxaa socda weerarka Farshaxanka weynaa ee Amin Arts, amin arts wuxuu haystaa wali Abdiwali Gaas.

Gaas oo Puntland burburin rabo by Amin Arts
Gaas oo Puntland burburin rabo by Amin Arts

Waxaa la sheegay in saameys weyn uu ku leeyahay sawirkan dad badan ka mid ah reer Puntland.

sidoo kale waxaa maanta la sheegayaa inay adag tahay inuu helo Gaas xukunka mar kale.

dead badan ayaa kasoo baxay maamulka Puntland oo sheegaya Gaas inuusan mudanaynin in mar labaad la doorto.

Gaas oo la sheegay inuu ku fashilmay maamulka gobolkaas.

lama oga cidda heli doonto, gaas haddii uu lacag ka cayaaro waa laga yaabaa inuu helo.

sida Baydhabo ka dhacday, waxaa la doortay qofka ay rabtay dowladda .

doorashada lagu qaban rabo Puntland aad bay u adag tahay waana u muhim marka laga eego Soomaaliya amaankeeda iyo dhaqaalaheeda, waayo doorashada waxay keentaa qof fiican ama qof xun

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More