Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Beautiful pictures show the beauty of the Somali green land

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro
Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Dalka soomaali wuxuu ka mid yahay dalalka Ilaahay khayraad badan siiyay.
laakin waxaa dabiici ah inaan adduunka laysla helaynin wax walbo.
Ilaahay wuxuu ka qaaday dalka amaanka iyo nabadda wuxuu ka dhigay umadda ku nool soomaali kuwa is neceb oo isku haysta wax walba. Ilaahay dad ma dulmiyo laakin dadka iyagaa is dulmiya.
taasna waxaa sabab u ah dulmiga dadka danta yar laga galayo.

haddaan diinteen qaadan lahayn oon dulmiga ka tagi lahayn dulligan si daa’in ah nooma haysan lahayn.
daawo sawirada doogga dalka oo dadkiisa dugaagta la mid noqday oo aan haysanin daryeel iyo dareen qaarkoodana diintoodii ka tagay dugsigana ka cararay.

 

Magalaada gaalkacyo iyo go’aanka Gudoomiye Sanyare

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More