Diyaaradda Trump oo si lama filaan loo sawiray

Donald Trump oo si qarsoodi ah ku booqday ciidamada maraykanka oo jooga dalka ciraaq.
booqashada madaxweynaha maraykanka oo ahayd mid sir.

diyaaradda madaxweynaha maraykanka oo maraysa Ingiriiska
diyaaradda madaxweynaha maraykanka oo maraysa Ingiriiska

laakin waxaa si lama filaan ah u sawiray diyaaradda Trump oo dul maraysa dalka Ingiriiska nin ka mid dadka helo sawirqaadista, ninkaas oo lagu magacaabo Alan Meloy oo u dhashay dalka ingiriiska, nikaas wuxuu yiri anoo gurigayga hortiisa taagan ayaan arkay diyaarad dhex marayso hawada oo saafi ah markaas ayaan sawiray, ma ogayn inay tahay diyaaradda madaxweynaha maraykanka.
Alan marka uu sawirada ku faafiyay baraha bulshada waxaa lasoo xiriiray seddex talefishan maraykanka ka jira, wuxuu yiri ma filanaynin sawirkan inuu sidaan u faafayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More