Deeq waxbarasho dalka Turkiga bixinayo

Turkish Scholarships Applications INTERNATIONAL STUDENT ACADEMY

Maanta oo ah 10/1/2020 waxaa la furay deeq waxbarasho ay bixinayso dowadda turkiga.

isqoridda waxay furan tahay ilaa laga gaaro 20/2/2020.
deeqdan waxbarsho waxaa loogu talagalay dhammaan marxaladaha waxbarashada ayay la xiriirtaa Bachelor iyo Master iyo PhD.
Qofka la oggolaado waxaa loo soo diraa tikid uu kusoo safro iyo mid uu ugu noqdo dalkiisa.
waxaa la siinayaa meel uu dego, bil kastana waxaa la siinayaa lacag.
ardayda jaamacadda waxaa la siinayaa 700 liiro, kuwa mastarkana waxaa la siinayaa 950 liiro kuwa PhD waxaa la siinayaa 1400 liiro.
ardayda la oggolaado waxay leeyihiin caafimaad free ah.
Faahfaahin dheeraad halkan ayaad a heli kartaa;

https://tr.agency/news-76600?fbclid

Foomka halkaan ayaad ka gali kartaa hadda arbto inaad buuxiso

https://turkiyeburslari.gov.tr/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More