Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Yeast pills are good for Fattening the body

Daawada dabiiciga ama daawooyinka lagu cayilo dhabaato ayay leeyihiin, waxaa ugu fiican daawada laga sameeyay Khamiirka.

waa daawo dabiici ah, oo lagu naaxo, qofka qaato daawadan dhib kalama kulmayo, marka daawada khamiirka

meelo badan ayaa laga helaa, si aad u buurato iyada ayaad adeegsan kartaa,

dadka caatada ah si dhaqsi ayay ugu cayilaan, sababaha ugu wanaagsan lagu caiyo waa daawada khamiirka.

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills
Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

dhab ahaan marka loo hadlo daawada khamiirka waa waddada ugu haboon keenta cayilka.

dumarka iyo raga caatada ah waxy u siman tahay, labada way ku naaxaan, cayil ayay u keentaa.

waxaa la helaa iyadoo aan kaniinin ahayn, waa la iibiyaa.

qofka raba inuu si dhaqsi ku buuarto daawadan ayaa ku fiican.

dawada cayilka dabiciga ah waa middan, dumarka buurbuuran iyo raga buurbuuran waa inaysan qaadanin, waayo aad bay ugu sii dartaa dadkaas kuma fiican.

teeda kale mana aha mar kasta inaad qaadato, waxaa fiican inaad qaadato marka aad u baahan tahay keliya, marka jirkaaga naaxo , waa inaad iska joojisaa, sheekada maanta dad badan ay raadinayaan

waa cayil , siiba soomaalida ku nool gudaha dalka, dad badan ayaa raadiya sida lagu cayilo, daawada ugu fiican la qaadan karo, cuntada lagu cayilo, marka hore waxaa ugu wanaagsan cuntada dabiiciga ah, haddii jirkaaga uu ku naaxi waayo cuntada, markaas waa inaad adeegsataa waxyaalaha dabiiciga ah.

 

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Natural medicine or anti-obesity medicines are real, the best medicine is made from yeast.

It is a natural medicine, and it is a natural medicine, and the person who takes this medicine does not have any problems, when the medicine of yeast

It is found in many places, so that you can use it to fat,

Thin people get fat faster, and the best reason for it is yeast medication.
in fact speaking yeast medicine is the most suitable route that causes obesity.

It is equal for women and thin men, both of them are fat, and it brings fatness.

it is obtained without a pill, it is sold.

The person who wants to spray this medicine quickly is good.

This is the medicine for natural obesity. Obese women and obese men should not take it, for it is not good for those people.

The other is not always to take, it is better to take it when you need it only, when your body is naive, you have to stop, the story today many people are looking for

It is obesity, except for Somalis living in the country, many people are looking for how to get fat, the best medicine to take, food to be obese, first it is best for natural food, if your body is not tired of eating, then you should use natural ingredients.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More