Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Su’aasha:

Xaaskaaga in xaga denbe looga tagaa waa xaaraan lkn waxaan raba xanuunada laga qaado yaa qaadaya ma ninka mise Naagta? xanuunadu se maxay yihiin . Sidoo kale Hadii Naagtii Dooonayso arinta maxaaan Sameeyaaa?

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba
Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Jawaabta:

Galmada dabada waxaa laga qaadaa xanuuno kala duwan marka hore xanuunada layska qaado sida aydhiska, jabtada waraabowga, cudurada beerka ku dhaco haddii ninka mid ka mid ah uu qabo cudurada layska qaado, naagta ayuu u gudbinayaa, sidoo kale haddii naagta cuduradaas ay qabto ninka ayay u gudbinaysaa, galmada caadiga ah waxay kaga duwan tahay xagga iska qaadidda cudurka midda dabada ayaa degdeg badan oo kana halis badan.

Waxaa kaloo jiro cuduro ninka ka qaadi karo galmada gadaal waxaa ka mid ah caabuqa kaadi mareenka kaasoo ka dhasha wasakhda dabada maxaayeelay waa meel saxaro ku jirta, saxaradana waxay wadataa bakteeriya, marka ninka ayay usoo gudbaysaa, waxaa laga yaabaa kalliyaha inay dhaawacdo bakteeriyada xaarka  la socoto marka ay gasho kaadimareenada ninka.

Waxaa kaloo jira dhibaatooyinka naagta u gaar ah, waxaa ka mid ah meesha oo waasac ka noqoto, baabasiir inuu kasoo baxo dildilaac iyo dhaawac inay yeelato dabada, maxaayeelay ma ah meel loogu talagalay in wax la galiyo sida farjiga camal.

Guud ahaan waa halis xagga caafimaadka, diintana in badan ayaa kaga soo hadalnay webka su’aalo badanna waan kaga jawaabnay.

Teeda kale naagtii doonayso waa inaad ka waanisaa oo aad u sheegtaa in madaahibta afarta ay xaaraan u arkaan sidoo kale cudur in laga qaadayo.

Cudurka galmada futada laga qaado
Cudurka galmada futada laga qaado

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

 

والقروح الوجعة الشَّدِيدَة الوجع يجب أَن تشتغل فِيهَا أَولا بتسكين الوجع وَذَلِكَ بالمرخيات الَّتِي تعرفها لَا محَالة وَإِن كَانَت مضادة للقروح لأَنا إِن لم نسكّن الوجع لم يتهيأ لنا أَن نعالج فَإِذا سكناهُ تداركنا. والقروح الوضرة تحتاح إِلَى أَن تنقى وَهِي الَّتِي تتكون رطوباتها وَمَا يسيل مِنْهَا وَرُبمَا نُقيت بِغسْل وَرُبمَا نقيت بالذرورات والمراهم وَإِذا لم تنق لم يُمكن أَن يلاقيها الدَّوَاء خَالِصا إِلَى جرمها وخصوصاً الذرائر فَيجب أَن تنقّى ثمَّ ينْبت اللَّحْم والمنقى فِيهِ جلاء أَكثر والمنبت للحم جلاؤه كَمَا علمت قَلِيل وَرُبمَا نبت لحم رَدِيء واحتيج إِلَى أَن يُؤْكَل بدواء حاد ويطلى من خَارج بالمبردات ثمَّ يقْلع بِمَا يقْلع بِهِ الخشكريشة ثمَّ يعالج وَهَذَا أَيْضا طَرِيق علاجنا لنواصير فَإنَّا نحتاج أَن نقلع خزفها ثمَّ تعالج. والدواء الْوَاحِد يكون بِحَسب بعض الْأَبدَان منبتاً للحم وَيكون بِحَسب بَعْضهَا أكالاً شَدِيد الْجلاء إِذا كَانَ ذَلِك الْبدن لينًا جدا وبحسب بَعْضهَا غير جال وَلَا منبت وَلذَلِك يحْتَاج الدَّوَاء فِي بدن إِلَى أَن يقوى إِمَّا بتكثير وَزنه أَو تقليل دهنه أَو بِإِضَافَة دَوَاء آخر إِلَيْهِ فِيهِ تجفيف وجلاء وَفِي بدن آخر يكون بِالْقِيَاسِ إِلَيْهِ أكالاً إِلَى أَن ينقص من وَزنه أَو يزِيد دهنه أَو تضيف إِلَيْهِ بعض القوابض

Dumarka Jecel Galmada Gadaal Ma Jiran Yihiin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More