Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha:

Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si Baan ugu walaacaya marka waxaan rabay inaad talo iga siisan ciidanimada somalia madaama dadka soomaliyeed ay iyagu wali kala qob’qobayihiin Diintu maxay ka qabtaa qofka ciidanka ah iyo aragti ahaan qofka ciidanka ku biiray talo iga siiya idinkoo mahad’san inaan ku biiro iyo inaan iska dhaafo mahadsanidiin.

Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya
Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Jawaabta:

Talo ahaan waxaa kuu fiican inaadan ciidan ku biirin, waayo waxaa laguu adeegsan karaa dad kale inaad dulmiso, inta badan dunida ciidamada ka jira waa ciidimo aan ku salaysanayn akhlaaqda diinta islaamka, waxay difaacaan shakhsi ama nidaam gaar ah, marka mustaqbal kale ka fiican raadso shaqadaas.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More