Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya
Su’aasha:
Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si Baan ugu walaacaya marka waxaan rabay inaad talo iga siisan ciidanimada somalia madaama dadka soomaliyeed ay iyagu wali kala qob’qobayihiin Diintu maxay ka qabtaa qofka ciidanka ah iyo aragti ahaan qofka ciidanka ku biiray talo iga siiya idinkoo mahad’san inaan ku biiro iyo inaan iska dhaafo mahadsanidiin.
