Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan video xun seen u joojiyaa

Su’aasha:

ASC Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan sexy video iyo dumar qaqawaan markan delete gareyaba Deg Deg ayay hadaana igu sodirayan aniga marabo inan dawado waxaas howlahas marhore Aya kadexbaxay siigada iyo dawashada muqalada xun xun marka sideen iskaga xiri Kara wasaqdas hadaad wax maclumad kaheysan.

Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan video xun seen u joojiyaa
Chrome iyo Google ayaa waxay iisoo dirayaan video xun seen u joojiyaa

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa inaad gashay adiga ama taleefankaaga laga galay webyada xunxun webyadaas waxay wataan barnaamijyo dadka lagu jaajuuso ama wax ku abuura taleefankaaga  sida pop windows oo xayeysiis qasab ah,  si kale kuma joojin kartid haddii barnaamijyadaas taleefankaaga ay ku qarsoon yihiin oo furaya webyada xunxun kaliya waxaad soo celinaysaa taleefankaaga restore ku sameey wax ku jira oo dhan waa tirtirmaa, marka iska ilaali inaad qof u dhiibto oo ka galaya webyada xunxun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More