Qoyskeyga maxan ka sameeyaa ila taliya
Su'aasha:
Ascww waxan raba inad talo idinka helo waaxan ahay gabar dhalin yaro ah qoys keyga sida walalheey waa reer aad u buuq badan malin walba wax ba laga murmaa wax walba oo iska basiid ah na madax xanun muran qeylo ayey ka dhaliyaan…