Sino ayaan galay xaaskayga ayaa ka ogaatay taleefanka ila taliya
Su'aasha:
A S C, anigu xaas qaba ayan danbi zina ah galay, sidaan zinada ugu dhacayina waxa sabab igu ahayid anigu waxan darawal gaadhi wada marka inta badan safar ban taga maalin malmaha kamid ah anigo safar ku maqan ayu dareen iqabtay…