Siigada bil ayaan joojiyay wali halmaan ayaa igu dhegan
Su’aasha:
Bil Aya kaso wareegatay siigada joojinteda aan joojiyay jirkeyga isbadal Aya kudacay lakin hilmamka wali aad ayuu igu badanyahay marka waqti intee la eg Ayan ubahanahay inan ku kabto since 2014 Ayan bahasha

Jawaabta:
Toos isaga gooy siigada, bil kaliya wax ma aha, fikirka dumarkana jooji bil waa wax yar sanad marka aad iska joojiso natiijo fiican ayaad dareemaysaa 2014 haddii aad bilowday ilaa hadda aad wadday waa muddo badan marka quraanka iyo salaadda ku dadaal naftaada way isbadali doontaa raaxo qalbi ayaad helaysaa.
Halmaanka badan sabata ugu weyn keento waa maskaxda oo kala daadsan waqtiga aan kuu habaysanayn fikirka badan iyo walwalka daran waxaas oo dhan hilmaanka ayay siyaadiyaan.
Cut the dust right off, just a month is nothing, stop thinking about women, a month is a little, a year is enough when you stop, you will feel good results, if you started in 2014, you have been going for a long time, so work hard on the Quran and prayer, your life will change, you will find comfort in your heart.
The main reason for forgetfulness is the mind that is scattered and not organized in time, a lot of thinking and severe anxiety, all of these increase forgetfulness.
