Xishoodka iyo cabsida dhaxgalka dadka
Su'aasha:
Asc daruur aad baa umahansantiin la talinnta dadka aad latatalineesiin aniga waxa ahay qof oo wajiga findoob ugu soo baxay waa ka cabsadaa oo aan ka xishooda dhaxgalka dadka in la hadlo marka saameyn maku leedahay fiminka wajiga…