Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan

Su’aasha:

Walwalka Niyad-Jabka Streska Fikirka Badan Ninka Miyay Ukeenaan Inay Hoos Udhigaan Dareenkiisa Dabeeciga Ah Ama Hamadiisa

Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan
Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan

Jawaabta:

Waxaan shaki ka taagnayn fikirka badan iyo walwalka inuu ninka ama naagta ka yareeyo dareenka kacsiga, waxaa la mid ah wax kaste qalbiga kaa mashquuliyo cabsi ama xanuun ama fikir daran dhamaan dareenka ayay yareeyaan.

Qofka xataa hadduu cunto kaste cunayo marba hadduu fikirayo dareenkiisa wuu daciifaa.

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

 

There is no doubt that too much thinking and worrying can reduce a man or woman’s sexual desire,

just like anything that distracts your heart, such as fear or pain or negative thoughts, all of which reduce your feelings.

Even if a person eats every meal, every time he thinks about it, his feelings become weaker.

Leave a Reply