Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada
Su'aasha:
AscI hysta oo meeL kasta nijaas ayaan moodayaa Haday dharka tahy hadey cunto tahy Ee zxp mxaa deal ah talo ayaan u baahanahy wllo
Jawaabta:
Walaal waxaa ku haysta waswaas marka wax badan ayaan ka hadalnay waswaaska nooc kaste…