Sawirka si sahlan uga tirtir background Mararka qaar waxaad u baahanaysaa inaad sawir ka tirtirto background, inta badan waxaa la adeegsadaa barnaamij computer sida Photoshop oo kale ah ama app mobile oo la mid ah photoshop, laakin hadda waxaad awooddaa si sahlan inaad uga tirtirto website-kan adoon dhib la marin. Isticmaalka webkan aad buu u […]
Sawirka si sahlan uga tirtir background
