Browsing Category

Sharxidda Axaadiista

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin…

Fadliga qiimeynta dadka waaweyn

Fadliga qiimeynta dadka waaweyn Diinta islaamka waa diin ku dhisan naxariis iyo wanaag. Waa diin qofkii arko qiimaheeda horay kasoo galaya,  dadka in la tixgaliyo diinta way ku boorisay, gaar ahaan dadka danyarta sida dadka waaweyn iyo…

Qiimaha wanaajinta deriska

Deriska meel weyn ayuu ka joogaa diinta islaamka, qofka muslinka waxaa la faray inuu wanaajiyo deriskiisa, Alle subxaanahu watacaalaa wuu u naxariisanayaa qofka ku dhaqma diinta fariimaheeda. Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (مَنْ كَانَ…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More