Browsing Category

Sawirada

Spain oo yaanyo la’aan ka dhacday eeg sababta

Spain oo yaanyo la'aan ka dhacday eeg sababta Feestada yaanyada laysku tuurtuuro oo loo yaqaano afka spanishuka "La Tomatina" waxaa la qabtaa sanad walba arbacada ugu dambeysa bisha siddeedaad agoosto, waxaa laysku tuurtuurayaa 100 tan oo…

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan. laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa…

Corona virus iyo xannibaadda socdaalka

corona virus has changed many things in our life. Cudurka corona virus oo si xoog u joojiyay socdaalka caalamiga iyo duulimaadyada. waxaa la sheegay khasaarooyin badan inay lasoo gudboonaadeen shirkadaha adduunka gaar ahaan ku…

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920. Hargabkan wuxuu dhuftay caalaamka sanadka 1918. wuxuu ku faafay meel kasta, wuxuu ku caanbaxay…

Dubai iyo cudurka corona virus

Magaalada Dubai oo aacn ku ahayd ganacsiga iyo dalxiiska ayaa maanta noqotay mid dibid ah oo aan cidna joogin waddooyinkeeda. Cudurka corona virus awgii ayaa loo joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqa magaalada. Caalamka oo dhan ayaa lasoo…

Qalabka cusub ciidanka badda somali

Qalabka cusub ciidanka badda somali Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali. waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan. qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More