Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya
Su'aasha:
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Waxa aan ahay wiil iskaabulo ah Waxa aanan ku riyooday ano xaas qabo oo uur la ii leeyahay oo aadna u faraxsan Blse aniga & xaaskayga oo guriga joogna oo iska baashaalayna…