Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Su’aasha: Asc Daruur.com, hooyaday ayaa kuriyootay riyo dhawr jeer kusoo laalaabatay riyadaasina waxay tahay: socod ayay galaysaa muddo markay socoto ee aanay gaadhin meeshii ay usocotay ayay cadceeddu ka dhacaysaa! Maba gaadhayso meeshay usocotay cadceedda lee kadhacayso marwalba ,riyadaa fasirkeeda ayaan kaa rabaa wll. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay ka fikirayso arrin muhiim ah […]

Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha: Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo […]

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo Riyada: Asc riyo ifasira ano dad kadhu manaya melcidla oo duura kadib waxaiga horyimid wil yar oo dugsi USOCda oo wata danyer madow waigudiray danyerki ana waxankudhahay igalexo oo udhartay danyerki wana igalexday meshu wamel barwaqa oo kabaxayan miro kala nuca kadib wanduulay geedo dheedheer oo aaducagaran tatabanayay […]

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Su’aasha: Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr.

Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha: Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.

Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya

Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya

Su’aasha: Asc. Riyada anoo geedka (guska) salka ku gooyay anoo wax xanuuna dareemeyn oo gacanta ku wata geedkii Bal iifasira riyadaas aad bayna iigu soo noqnoqotay . Heer waxa ay igaarsiisay marka aan sootooso subaxii ay naxdin (walwal) igu abuurto. Raajatada saara bal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhib iyo mashaakil gali doonto waxaad ku […]

Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa

Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa

Su’aasha: scw gabar wali la guurasnin haday ku riyooto ayoo nin geedkiisa gacanta ku salsalaxayso riyadas maxa lagu fasiraa? Jawaabta: Gabar haddii ay riyo ku aragto iyadoo nin alaabtiisa gacanta ku qabanayso ama taabanayso riyadaas waxay tilmaamaysaa inay goor dhow guursan doono ama ay magac yeelan doonto ama war fiican ay ka hesho ayay maqli […]