Waxaan la xanuunsanaa tuf iyo lafo xanuun mudo sanad ah
Su'aasha:
Asc wr wb walalaha aad bad ugu mahadsantihiin shaqada aad bulshada u haysaan ..waxaan mudo la xanuunsana tuf iyo lafo xanuun xalayano aad u xanuunsan sexdey salaada subax ka hor waxan riyo ku arkay qof madaxeyga fadhiya waan ku…