Riyada maalin ciid ah maxay tahay
Su'aasha:
Asc daruur waxan 3 habeen oo isku xigto ku riyonaye ayado aan mel farxad ah oo ciid ah joogo
Jawaabta:
Riyada waa bishaaro iyo khayr iyo mustaqbal fiican oo farxad leh adiga ku sugayo, inshaa Allaah waxaa kuu hirgalaya…