Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya.

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato
Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya inuu idin soo dhex gali doono adiga iyo qof aad kuugu dhow, riyada waa digniin waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dadka xaasidka ah oo aan khayrka kula rabin oo ku neceb oo iska dhigaya dad adiga saaxiib kula ah, maska dharka kaa galaya waa cadowgaas oo qarsoon.

Waxaa laga yaabaa dadka qaar inay kuu sheegaan qofkaas ku neceb ama cadowga ah.

 

Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

The dream indicates that a hidden enemy will come between you and someone close to you. The dream is a warning.

You need to be careful of envious people who do not wish you well, who hate you, and who pretend to be your friends. The snake that is crawling on your clothes is that hidden enemy.

Some people may tell you that person who hates you or is your enemy.

يشير الحلم إلى أن شخصا يختبئ كعدو سيدخلك وشخص قريب جدا منك ،
الحلم هو تحذير من أنك مطالب بالحذر من الأشخاص الغيورين الذين لا يريدون خيرك ويكرهونك ويتظاهرون بأنهم أصدقاؤك ،
الثعبان الذي يدخل ملابسك هو ذلك العدو الخفي.

قد يخبرك بعض الناس عن هذا الشخص الذي يكرهك أو هو عدو.

Leave a Reply