Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya

Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey oo nool oo dhimatay zaaid baan u oyay marka marki la karfanay naxashka la saarayna dib uso nolaatay oo aan zaaid ugu farxay 2riyadeyda labad sheeq mar walbo biyaa I daba dhigtay oo meel ku jiro mar walbaa arkaa riyadaa biyo meel fadhigo […]
Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay

Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay Riyada: Waxan ku riyoday sir aan qarinayay oo iga kashifmatay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhabta inay soo bixi doonto. haddii ay jirtay arrin laysku haysto inay caddaan doonto ama wax qarsoonaa in dadka oo dhan ay ogaan doonaan. The dream indicates the reality will come […]
Waxaan ku riyooday anigoo hilib ilkaheyga ka bix bixinayo

Waxaan ku riyooday anigoo hilib ilkaheyga ka bix bixinayo Riyada: Waxaan ku riyooday anigon hilib ilkaheyga ka bix bixinayo. Fasirka: Riyada waa isbadal aad la kulmi doonto waxaa isbadalaysa noloshaada. Waxaad ka baxaysaa dhib iyo jirro hadday jiraan iyo murugo haddii aad ku jirtay. Waa riyo fiican. The dream is a change that you […]
Riyada gabar saxarada kasoo jeedo iyadoo meel banaan ku saxaroonaysa

Riyada gabar saxarada kasoo jeedo iyadoo meel banaan ku saxaroonaysa Riyada: Asc sheikh wankusalame marka kowad .Gawar ayan ahay an laqawin waxan kuriyo anigo mel kusaxaronayo roobna korka iga da’aayo saxaradana waa saxara adag banaanka mawada imaan wey igasoo jeeda iiso fasir sheikhow jazakalah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin culus inay kaa dhamaan rabto, wali […]
Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah

Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah mid ka mida ayaa ahaa dheeman cad waxaana ka helay dhulka Isoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax qaali ah inaad heli doonto sidoo kale nolol aad u wanaagsan oo […]
Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe

Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday ayayday oo dhimatay sanado kahor oo lasocota awawgay iyo aabahay oo nool iyaga oo suuqa maraya waxay galeen bakhaar suuqa ku yaala marka aniga iyo eedaday ayaa aragnay markaas ayay eedo ku ri qof ukeen caano geel ayeeyo markaas ayaan […]
Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo

Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo Riyada: Asc sheikh waxan rabaa inaa riyo ii fasirto waxan ahay marwo wali ubad ah dhalin waxaana kuriyody anoo dhiig baxayo oo ninkayga gacmaha ihaayo maxay noqon kartaana Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa Ilaahay inuu kuu fududeyn doono dhalmada. Waa riyo tilmaamayso isbadal weyn waxaana […]

