Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah Riyada: Waxaan Ku riyoday Masajid iyadoo tahay jimco anigo saf Dambe ano la fadhistay Nin oday an Aqan meshaso ahayd qayb Daash ah oo ka Tirsan masajidka sali fidsan Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa faraj dhow inuu kuusoo socodo sidoo kale farxad weyn inaad heli doonto, ciriiriga ku haystay […]

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday Daah duqobay oo Jexemayo iyo anigoo iibsanaayo Daah cusub Fasirka: Gudoomiye riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto ama xiriir cusub aad gabar la gali doonto, daaha waxaa kaloo lagu fasiraa nolol fiican iyo arsaaq, guud ahaan riyada waxay la xiriirtaa nolosha kugu saabsan xagga guur […]

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay Riyada: wll waxaa jiro nin habaryartayda qabijiray wiil ayee udhashay way umulraacday markay dhalaysay ninkeda ayaa lajogay dagaal ayaana kadhaxeyay intay uurka laheed inay iska furto aye rabtay lkn ayeeyo ayaa udiiday dadka dhan waxay dhahaan ninkan ayaa sawab uahaa dhimashadeda maxaa yelay asiga ayaa […]

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno Riyada: Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyoo Aniga iyo hooyaday oo guri joogna waxaa meel guriga xaga qiblada ka jirta hilib ku gadaya nin dadka wax fiiri fiiriya ama wax sheega naago indho xidhan oo xijaabo madow baa u imasnaya waxbuu usheegayaa markaa ani […]

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta Riyada: Asc bahda daruuro waxaa ku riyooday xalay gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta ani dabaq saarnaa iyadane guri iga hooseeyo ay jiftay Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa gabadhaas iyo adiga inaad isku nolol aad tihiin waxyaalo badan aad wadaagi doontaan, wax badanna uu […]

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo Riyada: Asc wllo magaceygu waa amiin waxaan ku riyooday riyo cajiib ah habeenkaa asaga ah waaa xanunsanaa oo calooshaa leyga haayey waan hurday ka dib waxay ku bilaabaty riyada anigoo hurdayo oo uu abbe iga kicinayo oo uu I leeyahy aabe […]

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo

Riyada jaraanjarta laga soo dhacaayo Riyada: asc waal waxaajirto gabar saxibtey ah waxayna kuriyootay iyadoo guri jaranjar badan kusocoto waliba jaranjar wareegbadan sida O da cml waxay gashay guri waxaana joogay maamo ween iyo wiil iyo gabar ayaa jogay waxay weydiisay hebel majooga mana xasuusato qofkas ay weediisay wiil iyo gabarbo wuxuu ahaa majoogto ayee […]