Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo
Su'aasha:
Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin
waxaan rabey in la ii fasiro riyadan"markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya ,…