Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah
Su'aasha:
Walal waxaa kaloon ku riyoodaa isbuuciiba laba ama sadex habeen anoo cadaysanaya oo waliba haysta caday dheer oo aad ugu faraxsan inaan haysto caday dheer.
Waxaa kaloon ku riyooday habeen dhawayd anoo hurda ayaan arkay wax madow…